Gudoomiyihii Maxkamada Sare ee ciidamada Puntland & xubno kale oo xilakii laga qaaday

Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabis iyo Xil-kaqaadis ku sameeyay Guddoonka iyo xubno ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida Iyo Danbiyada Culus EeĀ  Puntland. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.09 kuna taariikheysan 12 January, 2020 ayaa Guddoomiye Ku meel gaar ah u magacaabay Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida … Continue reading Gudoomiyihii Maxkamada Sare ee ciidamada Puntland & xubno kale oo xilakii laga qaaday